Dhalinyara Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug Oo Ku Baaqay Nabad Iyo Waxbarasho (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Dhalinyarada reer Gaalkacyo ee dhanka Galmudug ayaa odayaasha Soomaalida iyo siyaasiinta ugu baaqay in la joojiyo dhalinyarada masaakiintaa ee xabadda la isugu dhiibayo, taa badalkeedana codsaday in ay u baahanyihiin waxbarasho iyo shaqo.

Waxay dhalinyaradu sheegeen in dhalinyarada Gaalkacyo ee dhanka Puntland ay walaalahood yihiin, kubadana wada ciyaaraan, sidaa la ajligeed aynan xaq ahayn in xabad la isugu dhiibo dhalintii kubadda wada ciyaaraysa ee saaxiibada ahaa.

Soomaalidu waa walaalo.

Dhegeyso hadalka arragtida jiilka dhalinta cusub

5 Responses to Dhalinyara Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug Oo Ku Baaqay Nabad Iyo Waxbarasho (Dhegeyso)

  1. Pingback: Dhalinyara Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug Oo Ku Baaqay Nabad Iyo Waxbarasho (Dhegeyso) - Daily Somalia Report