Dhalinyarada Iyo Haweenka Gaalkacyo Oo Sheegay In Dagaalka Gaalkacyo Ay wadaan Gacmosho Shisheeye, Damuljadiid, Iyo Siyaasiin (Dhegeyso Kacdoonka dhalinyarada kusoo biira)

Filed under: Important News,Wararka |

Dhalinyarada Iyo Haweenka Gaalkacyo Oo Sheegay In Dagaalka Gaalkacyo Ay wadaan Gacmosho Shisheeye, Damuljadiid, Iyo Siyaasiin.

Reer Gaalkacyo ayaa isku raacay in dagaalka Gaalkacyo ay DFS wadaan oo Muqdisho laga soo abaabulo, dhanka kale ay Argagixisadu wadaan.

Dhalinyarada ayaa usoo jeediyay dhalinyarada dhanka koonfureed in ay ku soo biraan kacdoonka dagaalka looga soo horjeedo.

Dhegeyso

One Response to Dhalinyarada Iyo Haweenka Gaalkacyo Oo Sheegay In Dagaalka Gaalkacyo Ay wadaan Gacmosho Shisheeye, Damuljadiid, Iyo Siyaasiin (Dhegeyso Kacdoonka dhalinyarada kusoo biira)

  1. Pingback: Dhalinyarada Iyo Haweenka Gaalkacyo Oo Sheegay In Dagaalka Gaalkacyo Ay wadaan Gacmosho Shisheeye, Damuljadiid, Iyo Siyaasiin (Dhegeyso Kacdoonka dhalinyarada kusoo biira) - Daily Somalia Report