Dhegeyso Faroole: Xasan Sheekh Haddii Uunan Dagaalka Qayb Ka Ahayn Waa In Uu Gaalkacyo Yimaado, Waayo Isagaa Sheegta Madaxwaynaha Soomaaliya

Filed under: Important News,Wararka |

Sawirkaas hoose waa sawir Faroole laga qaaday isagoo dalxiis ku dhexjooga Puntland intii uu xilka sida xortaa ku wareejiyay waana sawir mujinaya ninkii si sharafa xukunka isaga wareejiya sharafta uu ku danbayn doono, waa ku tusaale qaado.
faroole
Faroole ayaa hadal murti badan ku hadlay kadib hadalo suuqa aad la isla dhexmaray in colaadda Gaalkacyo uu Xasan Sheekh soo abaabulo.

Faroole ayaa sheegay in Xasan uu Ku Fadhiyo kursigii dhamaa ee umadda ka dhexeeyay oo uu sheegtay Madaxwaynihii Soomaaliya oo ay doorteen dhamaan xildhibaanadii Soomaalida, isla markaana ku fadhiya kursiga magacii Soomaaliya.

Waa ninka ay saarnayd musuuliyadda koobaad ka shaqaynta daminta colaadda Gaalkacyo, laakiin waxaa la isla xaqiijiyay in uu colaadda Gaalkacyo hurinayo Xasan Sheekh.

Dhegeyso Faroole oo leh Xasan Ha yimaado.

One Response to Dhegeyso Faroole: Xasan Sheekh Haddii Uunan Dagaalka Qayb Ka Ahayn Waa In Uu Gaalkacyo Yimaado, Waayo Isagaa Sheegta Madaxwaynaha Soomaaliya

  1. Pingback: Dhegeyso Faroole: Xasan Sheekh Haddii Uunan Dagaalka Qayb Ka Ahayn Waa In Uu Gaalkacyo Yimaado, Waayo Isagaa Sheegta Madaxwaynaha Soomaaliya - Daily Somalia Report