Dhegeyso Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Burburay Iyo Ahlusunna Oo Shuruudo Adag Heshiiska Ku Xirtay

Filed under: Wararka |

Ahlusunna ayaa sheegtay in ay doonayso in xildhibaanada laga dhigo 90 xildhibaan, isla markaasna 60 ka mida ay noqdaan Ahlusunna halka Galmudug ay noqonayaan 30, dhanka kalena Caasumadda Galmdug ee Dhuusamareeb lagu qabto doorashada Madaxwaynaha ay xildhibaanadu dooranayaan.

Dhanka kalena wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug ayaa ku doodaya in Galmudug la aqoonsanyahay oo loo bahanyahay in ahlusunna kusoo biirto Galmudug haddii kale loo joojinmayo doorashadana xiligeedii baa lagu qabanayaa
Hoos ka dhegeyso.