Dhegeyso Maraakiiib Jariifa Oo China Iyo India Laga leeyahay Oo Xukuumadda Puntland Badda U Fasaxday Iyo Shacab Banaanbaxay

Filed under: Important News,Wararka |

Hawada Somalia
In muddo ahba waxaa aad looga warhayay Maraakiib Jariifa oo ay Xukuumadda puntland iyo DFS ay waraaqo sharci darro ah siinayaan maraakiibta jariifka ee kuwa waliba khatartaa.

Maalmo dhaw ayaa waxaan P/O ku qornay warbixin naga farxisay oo ku saabsanayn in China uu ka iibsanayo kalluunka Puntland iyo Somalia, laakiin hadda waxaa la sheegayaa in maraakiiib tiradii ka batay oo kuwa jariifkaa uu China Puntland soo galiyay.

Dhegeyso