Dhegeyso Mohamed Farah Isse oo Soomaalida Usoo Jeediyay Taladii Ay Horumarka Ku Gaari Lahaayeen

Filed under: Important News,Wararka |

talo-mohamed farah isse

Mohamed Farah Isse wuxuu ka midyahay shakhsiyaadka farakuriskaa ee habbeen iyo maallinba ka fakara sidii ay Soomaali cagaheeda ugu istaagi lahayd, waana mid kamida shakhsiyaadka farakuriskaa ee ay Qadiyaddu aad ugu

wayntahay.

Maxmed Farah Isse ayaa ku noolaa muddo 35 ah dalka Bilgium-ka

Hoos ka dhegayso Gabay uu Mohamed kula taliyay Soomaalida

 

Gabay Soomaalida lagu wacyigallinayo oo uu tiriyay Mohamed Farah Isse (Farah-Gabay)

One Response to Dhegeyso Mohamed Farah Isse oo Soomaalida Usoo Jeediyay Taladii Ay Horumarka Ku Gaari Lahaayeen

  1. Pingback: Dhegeyso: Talo Iyo Tusaalihii Soomaali U Baahnayd Oo Uu Idiin Soo Gudbiyay Mohamed Farah Isse (Jooga Bilgium) | Puntland Observer