Dhegeyso Nin Sheegtay Afhayeenka Gobalka Mudug ee Galmudug Oo Sheegay In Ay Gaalkacyo Galmudug Leedahay

Filed under: Wararka |

Question
Yaa burburiyay Qarankii Soomaaliyeed??.
Yaa ku habsaday Caasimaddii Soomaaliyeed.
Dhulkee bay maanta alshabaab ka talisaa??.
Yay ahayd in ay dhulkooda xoraystaan oo maamul iyo kala danbaydn usamaystaan??.

Yaa hortaagnaa qaran Soomaaliyeed 27 sano.
Yaa Caasimaddii Soomaaliya ka dhaxaysay Xoog ku haysta??.
Yaa leh maanta Soomaaliya cid aan innaga ahayn Madaxwayne Ka noqon mayso.
Xaggee ku yaalaan dhamaan Safaaradihii dalalka caalamka??.
Yaa sheegta oo lacag ku qaata ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.
Yaa diidan in Muqdisho noqoto Caasimad Soomaali u simantahay?.
Yaa diidan in Muqdosho caasimadda laga badelo.
Yey Illaaliyaan Ciidamada Amisom??.
Yay dhulkooda Alshabaab xoog ku haystaan.?

Ninkii waxaas oo shaqo ah u yaalleen oo ay ahayd in uu gurigiisa soo xalliyo, oo uu tusaale wanaagsan u qaato ninkii gurigiisa nabadeeyay baa hadana ammaan looga la’yahay meelihii nabadda ahaa oo doonaya in uu xabad ka billaabo.

Maanaa waalan mise cadan baa laga heesayaa.

Dhegeyso ninka sheegtay Aghayeen Gobalka Mudug ee Galmudug Axmed Xasan Faarax oo sheegay in ay Gaalkacyo dhamaanteed leedahay Galmudug xoogna kula wareegayaan.

One Response to Dhegeyso Nin Sheegtay Afhayeenka Gobalka Mudug ee Galmudug Oo Sheegay In Ay Gaalkacyo Galmudug Leedahay

  1. Pingback: Dhegeyso Nin Sheegtay Afhayeenka Gobalka Mudug ee Galmudug Oo Sheegay In Ay Gaalkacyo Galmudug Leedahay - Daily Somalia Report