Dhegeyso Shirkii Madasha ee Baydhabo oo Furmay iyo Madaxdii oo Dhamaantood Gaaray

Filed under: Wararka |

Shirka madasha wadasha wadarashiga ayaa hadda waxaa kasoo qayb gallay dhamaan Madaxda DFS iyo Madaxda Dawlad Gobaleedyada.
Waxaana looga hadli doonnaa dhamaystirka arrimaha Doorashooyinka.
Arrimaha odayaasha ka qaybqaadanaya
Sidoo kale arrimaha nabad galyada ayaa laga wada hadli doonaa
Waxaa la isla meel dhigi doonaa gudiga khilaafaadka doorashooyinka.

Waxaan wali lagu darin ajandaha Gudigii doorashada ee uu xasan sheikh magacaabay.

Hoos ka dhegeyso warbixin ay Voa ka diyaarisay

One Response to Dhegeyso Shirkii Madasha ee Baydhabo oo Furmay iyo Madaxdii oo Dhamaantood Gaaray

  1. Pingback: Dhegeyso Shirkii Madasha ee Baydhabo oo Furmay iyo Madaxdii oo Dhamaantood Gaaray - Daily Somalia Report