Dhegeyso: Sida Odayaasha Reer Gaalkacyo Ay Daacad Uga Tahay In Mudug Nabad Lagu Gaaro Halka Madaxda Calaamd Su’aal La saaray

Filed under: Important News,Wararka |

Odayaasha reer Gaalkacyo waa ka daacad in la heshiiyo, waxayna sheegeen in loo baahanyahay in dadka waxa ay kala leeyihiin loo kala saaro, waxay wada leeyihiina loo sheego.

Waxay ka wadaan in deegaanka loo kala xadeeyo
Waxay sheegeen in aynan un-ta daacad ka ahayn in heshiis ka dhaco meesha waayo dhulkaa dadka loo kala xadayn lahaa.
Waxay sheegeen in madaxda qudheeda aynan daacad ka ahayn.
Waxay kaloo sheegeen in daaqa aan lakala xirin labada dhanba sidii caadadu ahayd

Hoos ka dhegeyaso