Dhegeyso Xigmadda kooxda Mooshinka wada oo aan meelna xigmaddoodu ka waafaqsanayn Dastuurkii shacabku samaystay

Filed under: Wararka |

Micnaha asalkaa ee Dawlad waa ku dhaqan xeerar la dhigtay oo lagu heshiiyay

Xildhibaan u hadlaya kooxda Mooshinka wada ayaa ku doodaya in haddii ay Madaxwaynaha iyo Raysalwasaarahu is qabtaan ay lagama maarmaantahay in Raysalwasaaraha la cayrsho maadaama uu Madaxwaynaha Fikirkiisa guracan ku shaqayn waayay.

Arrinkaan wuxuu meesha ka saarayaa DFS , waayo soomaali xoog iskuma haysato, ee waxaa lagu heshiiyay in sharcigaas lagu wada shaqeeyo.

Ruuxa Madaxwaynaha Sheegta ee Sharciga hareer mara maxaa diidaya in isagana Qoorta keen la yiraahdo maadaama uu shaqadiisii kazoo bixi waayay
[audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/12/Wareysi-Xildhibaan-Maxamed-Iidle-Geedi-05-12-2014.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso