Dhegeyso Xigmadda Xildhibaan Cabdi Barre sida uu u qeexay sababaha ay ku diidanyihiin Mooshinka

Filed under: Wararka |

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa sheegay, in aynan aqbalayn Mooshin aan wado sharciya haysan ee wado qalqaloocan ku socda maadaama aanu Mooshinku ka iman Baarlamaanka, waayo buu yiri Waxay ahayd in marka hore Xukuumadda lala xisaabtamo isla markaana lagu soo ooggo qaladaad ay xukuumaddu gashay, waana habkaas habka Dastuurka aan ku heshiinay nafarayo

Cidkasta oo wado qaloocan wax ku doonaysa xitaa haddaan laba ruux nahay waa ka hor imaanaynaa
Hoos ka dhegeyso Xigmadda cajiibkaa ee Xildhibaan Cabdi Barre uu kaga qaaday kooxdii Mooshinka u olalaynaysay..
Cabdi Barre
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/11/Xildhibaan-Cabdibarre-Mooshin.mp3]

Ama moobiilkaaga ka dhegeyso

shacabka soomaaliyeed ee in dheer garadkaa ee muslinkaa ee xalaashaa waa in ay marwalba garta siiyaan ruuxa garta leh, ruuxa laga gar leeyahay xitaa hadduu walaalkaa yahay waligaa gardaro ha ugu hiilan, kooxda mooshinka waddaa maanta waa laga garleeyahay, waxayna ahayd in ay gartooda qaataan, oo aqbalaan in laga garleeyahay, waxaanna waa masiir ummaddeed ee ma aha masiir dhowr ruux iyo masiir xaafaddeed