Dhimashada Tirada Ciidanka Daraawiishta Ee Af Urur ku dhintay Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedaan

Filed under: Wararka |

Dhimashada Tirada Ciidanka Daraawiishta Ee Af Urur ku dhintay.

Tiinle 40-Askari Oo Dhimasho, Beesha Tiinle ee degan deegaanka Af-Urur ayay macaa dumarkii ka dileen

Maadama Af-Urur ay Fadhi u ahayd Deegaanka Tiinlaha

Cismaan Maxamuud 9\

Warsangali 11

Dishiishe 7

Cali Saleebaan 2

Ciise Maxamuud 10

Dhulbahante 20

Leelkase 3

Cumar Maxamuud 2

Gahayle Siwaakhroon 3

Kaskiqabe 7

Madhibaan 5

Awartable 2

Ugaarsaleebaan 3

Idigfacle 1

Saraakiisha dhimatay waa 7-Korneel.

20-Askari lama hayo.

 

Maydadka hadda ayaa la keenay Tuulada Ceeldaahir”

One Response to Dhimashada Tirada Ciidanka Daraawiishta Ee Af Urur ku dhintay Iyo Beelaha Ay Kasoo Jeedaan