Haddii Imaaraadka Cilaaqaadka Loo Jaro, Saamaynta Ugu Ballaaran Waxay Ku Yeelanaysaa Ganacsiga Puntland (Eeg Maapka Magaalooyinka Soomaalida iyo Dalalka ay Istaraatijiyadda Wadaagaan)

Filed under: Important News,Wararka |

Dhulka SOOMAALIDA IYO SIDA ISTARAAJITADDA Ay magaalooyinku dalalka caalamka ula kala leeyihiin.
Dhulak Soomaalida
Dubai, Iran, Iraq, India, Bakistan, waxaa kuleh Boosaaso
Saudiga .Egypt, Turkiga, Europe—waxaa ku leh Berbera
Addis–jijiga–Hargaysa
Nairoobi -America-waxaa ku leh Kismaayo Muqdisho.

Haddii cilaaqaadka loo jaro Imaaraadka waxaa meesha ka baxaya dekadda Boosaaso oo awal Ganacsi ballaaran la lahayd Dubai, waayo waxaa sahlayay dhawaashaha.

2 Responses to Haddii Imaaraadka Cilaaqaadka Loo Jaro, Saamaynta Ugu Ballaaran Waxay Ku Yeelanaysaa Ganacsiga Puntland (Eeg Maapka Magaalooyinka Soomaalida iyo Dalalka ay Istaraatijiyadda Wadaagaan)

  1. ganacsiga Somalida waaba ku adkaan doontaa in uu Dubai ku sii xirnaado maxaa yeelay waxay soo wadaan canshuur 5%

    Guest
    January 6, 2018 at 8:41 am
    Reply

  2. inti mudo ah waxa khilaf xoog leh ka tagna xukumada muqdisho & mamulada somalida,khilafkas waxa uu ka dhashay khilaf ka dhex Qaraxay,sacudiga imaradka carabta oo dhan kaso wada jeda & Qadar,5 mamul gobaled ee fadaralka somaliya waxay xukumada muqdisho ushegen in aan laga marmin sacudiga &imaradka carabta hase yeshe xukumada muqdisho oo aay hogaminayan 2 nin oo ugu sareya xukumada muqdisho waxay ka so horjensaden arunka 5 mamulgobaled,waxayna ku Adkeysten in somaliya dhex-dhaxad katahay dunida khalijka siyasada ka dhex alosan,hase ahate dadka sida garka ah shekada ula socda in xukumada muqdisho xirir hoose ula ledahay xukumada Qadar kana qadato dhaqale Qarsoon,dhanka mamulada waxay xirir lasameysten imaradka carabta.

    m.w.h.
    January 6, 2018 at 9:15 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *