Haddii Imaaraadka Cilaaqaadka Loo Jaro, Saamaynta Ugu Ballaaran Waxay Ku Yeelanaysaa Ganacsiga Puntland (Eeg Maapka Magaalooyinka Soomaalida iyo Dalalka ay Istaraatijiyadda Wadaagaan)

Filed under: Important News,Wararka |

Dhulka SOOMAALIDA IYO SIDA ISTARAAJITADDA Ay magaalooyinku dalalka caalamka ula kala leeyihiin.
Dhulak Soomaalida
Dubai, Iran, Iraq, India, Bakistan, waxaa kuleh Boosaaso
Saudiga .Egypt, Turkiga, Europe—waxaa ku leh Berbera
Addis–jijiga–Hargaysa
Nairoobi -America-waxaa ku leh Kismaayo Muqdisho.

Haddii cilaaqaadka loo jaro Imaaraadka waxaa meesha ka baxaya dekadda Boosaaso oo awal Ganacsi ballaaran la lahayd Dubai, waayo waxaa sahlayay dhawaashaha.

2 Responses to Haddii Imaaraadka Cilaaqaadka Loo Jaro, Saamaynta Ugu Ballaaran Waxay Ku Yeelanaysaa Ganacsiga Puntland (Eeg Maapka Magaalooyinka Soomaalida iyo Dalalka ay Istaraatijiyadda Wadaagaan)