Dib u daawo Cilmibaaristii sanad kahor uu Ibrahin Gablax ka diyaariyay (isla xisaabtanka,Bangiyada iyo Tamarta,Quutul daruuriga,GDP iyo Miisaaniyadda, Dawladwanaag )

Filed under: Aqoon-kororsi,Articles,Important News,Wararka |

Cilmi baris ka kooban 8 qaybood oo kala ah
8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta 6) Resource Quutul daruuriga 5) GDP iyo Miisaaniyadda 4) Hoos kadhis kor u dhis 3) Kala Duwanaashaha Dadka 2) Dawlad wanaag
Cilmi Baaristaan uu sanad kahor si iskaa wax u qabso ah uu u diyaariyay Ibrahin Sh Maxamed Gablax, ayaad waxaad mooddaa in ay hadda shacabkii Soomaaliyeed garowsadeen muhiimadda cilmibaarista, oo aad hadda arkayso in dad badan ay furteen Hay-addo Cilmi baaris la xiriidha arrimahaan iyo waliba dhalinyaradii oo aad u dareemay muhiimadda cilmibaaristaan

Hadaba marlabaad dib u daalacao cilbibaarista iyo xigmadda hoos jiifta

8) Dhaqaalaha isla xisaabtanka (Accountability)
7) Lacagta Bangiyada iyo Tamarta

6) Resource Quutul daruuriga

5) GDP iyo Miisaaniyadda

4) Hoos kadhis kor u dhis

3) Kala Duwanaashaha Dadka

2) Dawlad wanaag

1) Wadatashi iyo Wax Iswaydiin

Fadlan hadaad doonaysid in aad Barnaamijka ka qaybqaadato

nagala soo xiriir Puntlandobserver@gmail.com

2 Responses to Dib u daawo Cilmibaaristii sanad kahor uu Ibrahin Gablax ka diyaariyay (isla xisaabtanka,Bangiyada iyo Tamarta,Quutul daruuriga,GDP iyo Miisaaniyadda, Dawladwanaag )

  1. Pingback: Barnaamijka Dawlad: Madaxwaynahee Soomaaliya Ku Habboon iyo Cilmi Baaris kala Soco P/O | Puntland Observer

  2. Pingback: Maxaa Kaaga Baxay Bookhashadii Dr Waleed Guriga Madaxwaynaha Iceland oo Aan Cidna Waardiyaynayn (Qormo kooban Muhiimadda Cadaaladda) | Puntland Observer