Dibiga Gawrac Wanku Ha Ku Quusqaato: Daawo Shariif Sakiin Oo Loo Baqay Markii Cabdikariin Lala Xisaabtamay

Filed under: Important News,Wararka |

Dhammaan Siyaasiyiinta Ethiopia kaliya Amarka ka qaata ee dayuusiintaa ayaa maanta wadnaha farta ku qabtay markii hal mar un laga warhelay in Cabdikariin Guuleed si fudud xilka looga qaaday kadib markii lagu eedeeyay in uu dastuurkii Galmdug u hogaansami waayay.

Arrinkaan ayaa guul u ah dhammaan Soomaalida masaakiintaa ee ay masiirkooda boobeen siyaasiyiin dayuusiina oo Ethiopia kaliya amarka ka qaata, waxayna ahayd guushii abid umad soomaaliyeed usoo hoyata waa haddii si wanaagsan loomaamula Galmudug.

Sideedana aduunka oo dhan shacabka ayaa dalkooda illaashada oo siyaasi kasta oo dayuusnimo iyo kaligi talisnimo ku dhaqma la xisaabtama, waana in siyaasiyiintaa dayuusiintaa xoog loo ogalaysiiyo tala wadaagnimada, iyo in talada dalka la wada leeyahay ee aanu siyaasi Ethiopia kaliya amarka ka qaata lahayn.

Shariif sakiin ayaa seexan waayay oo abaabulay dhalinyaro si ay u taageeraan.

One Response to Dibiga Gawrac Wanku Ha Ku Quusqaato: Daawo Shariif Sakiin Oo Loo Baqay Markii Cabdikariin Lala Xisaabtamay

  1. Pingback: Dibiga Gawrac Wanku Ha Ku Quusqaato: Daawo Shariif Sakiin Oo Loo Baqay Markii Cabdikariin Lala Xisaabtamay - Daily Somalia Report