Diinta Iyo Amaanada (Madaxwaynihii Iyo Xildhibaankii Shacabka Masaakiintaa Wixii Ay Kuga Aamineen Cunayow Adigana Goordhaw Aakhiraa Lagaa jari)

Filed under: Important News,Wararka |

Iyadoo aan ognahay shacabkii Soomaaliyeed sida ay maanta meelwalba ugu dulmanyihiin kuwa inta dadkaas masaakiintaa amaanadooda lagu aaminay hadana waxwalba takrifalay hadday ahaanlahayd awood dawladeed iyo hadday ahaanlahayd dhaqaale.

Hadaba Xildhibaanada iyo madaxda amaanadaas lagu aaminay hadday ku takrifalleen aakhira sidee laga yeelayaa

Dhagayso sh Idiris oo ka hadlaya Amaanadu siday u culustahay, iyo caqli xumada 70 jir hadana hanti uruursanaya caqli xumadiisa.

Muxaadaro Cusub ilaalinta Amaanada Sheekh Maxamed Idiris iyo Khatarta ay leedahay Madaxda iyo Xildhibaanada iibsada Codka Shacabka ee Amaanadaa (Daawo)