Dood culus Xasan Shiikh 3 sano kadib waa ceeboobay (Dhegeyso waxa ka raacay doodda)

Filed under: Important News,Wararka |

Barnaamijka Faaqidaadda Tododbaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaan uga hadleynaa barnaamijka waxyaabihii u qabsoomay dowladda madaxweynaha iyo waxyaabihii ay ku guul darreystay ee laga filayey. Waxaa soo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan.