Dood Culus Xildhibaan Seed, Xildhibaan CabdiBarre Xildhibaan Jeesow: Guddiga Dib U Eegista Dastuurka DFS (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Dood Uu Xasan Cade dhexdhigay Xildhibaanada DFS oo ku kala arragti duwan sharciyadii ay isbadalka ku sameeyeen kooxaha Damjadiid oo adeegsanaya gacmo shisheeye iyo Xildhibaanad Xaawa Cariif.

Hadaba Xildhibaan Seed oo ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanku u xilsaaray sidii dib u eegsi lowgu samaynklahaa qodobo ka mid ah Dastuurka DFS.

Xildhibaan Seed ayaa cadeeyay marinhabaabinta uu wado gudoonka baarlamaanka iyo sida sharciga lowgu tumanyo iyadoo la doonayo in la ansixiyo mustaqbalkii soomaaliya oo si qaldan loo qoray.

Wuxuu seed ku doodayaa in aan la ansixin karin qodobo aan muddo wiiga laga doodin.

Dhanka kale Xildhibaan Cabdi Barre ayaa isna la yaaban sababta arrimahan xasaasigaa loo ansixinayo iyadoo kuwii muhiimka ahaa meel la iska dhigay sida mudadii Madaxwaynaha oo dhamaatay iyo go’aamadii madasha oo aan baarlamaanka la horkeenin.

hadaba hoos ka daawo doodda.

One Response to Dood Culus Xildhibaan Seed, Xildhibaan CabdiBarre Xildhibaan Jeesow: Guddiga Dib U Eegista Dastuurka DFS (Daawo)

  1. Pingback: Dood Culus Xildhibaan Seed, Xildhibaan CabdiBarre Xildhibaan Jeesow: Guddiga Dib U Eegista Dastuurka DFS (Daawo) - Daily Somalia Report