Dood Puntland iyo Khaatumo dhegeyso

Filed under: Important News,Wararka |


In deegaanada Beelaha Dhubahante xoog lagu qabsado eedeeda waxaa leh.
1) Daadka deegaanka Laascaanoood kasoo jeeda.
2) Cali Khaliif oo si dadban ula shaqaynayay kooxaha beesha caalamka ee raba in Soomaaliya laka jaro, oo doorka cali khaliif wuxuu ahaa in lakala fogeeyo wadajirka hartiga.
3) xukuuuadda Puntland.
4) Beesha Caalamka oo maamulka Soomaalilnd ku taageerta in Sonaliya la kala gooyo, oo dhiibta lacagta maleeshiyada laascaanood lasiiyo

Doodaan ayaa waxaad moodaa in lagu falanqaynayo hal qodob oo ah qodobka xikuumadda Puntland

Doodan waa dood ku kooban fikirka ay qabaan inta dooda ka qayb qaadanaysa, warbaahinta Puntlandobserver ayaa ku dadaasha in ay soo bandhigto afkaaraha kala gadisan ee ay shacabku qabaan.
Dooda waxaa soo qaban qaabiyay garab ka mida madasha 60.

Doodaan waxaa ka qaybqaatay aqoonyahanad hoos ku xusan,waxaana si habsami leh u daadhinayay Faraaxn Axmed Nuur

1. KhaatumoSaleebaan Xaaji Maxamed Cilmi Samatar (Saleebaan Waji Xaad)

2. Khaatumo: Gaashaanle Sare, Duuliye: Maxamed Ahmed Xirsi(Cawil)

3Boosaaso: Aqoonyahan, Cismaan Axmed Sheekh Maxamed Isxaaq

4.Boosaaso: Aqoonyahan: Cabdi-Mahad Siciid Cali Kower.

Hadaba Dhagayso doodii oo dhamaystiran

One Response to Dood Puntland iyo Khaatumo dhegeyso