Doowo Ex Xildhibaan Saalax badbaado Ninkii Maanta Xalane Qarxiyay oo 2010-Kii ka sheekaynaya Sida uu Uga Soo Horjeedo Dastuurka Soomaaliya

Filed under: Wararka |

Ninkii maanta waday gaarigii ku qarxay albaabka Xalane ayaa la ogaaday in uu ahaa Xildhibaanadii Sh Shariif isla markaana 2010-kii ku biiray Ururka Argagixisada ee Alshabaab.

Hadaba hoos ka daawo filin laga duubay isla 2010-kii intii uu xildhibaanka ahaa, markii uu ku biirayay Alshabaab.

One Response to Doowo Ex Xildhibaan Saalax badbaado Ninkii Maanta Xalane Qarxiyay oo 2010-Kii ka sheekaynaya Sida uu Uga Soo Horjeedo Dastuurka Soomaaliya

  1. Pingback: Doowo Ex Xildhibaan Saalax badbaado Ninkii Maanta Xalane Qarxiyay oo 2010-Kii ka sheekaynaya Sida uu Uga Soo Horjeedo Dastuurka Soomaaliya - Daily Somalia Report