Dowladda FS oo Lacag Dul dhigtay Madaxda Al-shabaab

Filed under: Wararka |

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Lacag dul dhigtay Madaxda Al-shabaab,waxaana ay Shaacisay Dowladda in Qofkii Xog ka keena iyo kii qabta intaba Lacag la siindoono.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Saraakiisha Al-shabaab ee Lacagaha la dul dhigay Madaxooda.

Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda $200 Kun oo Dollar

Mahad Warsame Karataay $ 150 Kun oo Dollar

Shiekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere $ 100 Kun oo Dollar

C/laahi Cabdi Jimcaale Zubaih $ 100 Kun oo Dollar

Maxamed Maxamuud Nuur Suldaan $ 100 Kun oo Dollar

Cali Maxamed Xuseen Xuseen Jeesto Abul Jabal $ 100 Kun oo Dollar

Xasan Maxamed Cali Afgooye $ 100 Kun oo Dollar

C/laahi Cismaan Cismaaciil $ 100 Kun oo Dollar

Maxamed Cabdi Muuse Haabiil $ 100 Kun oo Dollar

Maxamed Maxamuud Dul yadey $100 Kun oo Dollar

Yaasiin Cismaan Kilwa $ 100 Kun oo Dollar