Dr Anwar oo ka tala bixiyayTaariikh Kooban oo ku Saabsan kaalintii Dhaqanka Soomaaliyeed ay ka Qaateen Xalintii khilaafaadka Qaran Burburkii kadib(1990-2014)

Filed under: Wararka |

Anwar Maxamed Diiriye waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo dagan magaalada Mineapolis ee goobalka Minesotta ee dalka Mareykanka.Wuxuu buugaag badan ka qoray  dhaqanka iyo sugaanta Soomaalidda ,wuxuu dhawaan marti ku ahaa Golaha Baraarujinta iyo arrimaha Soomaaliya ee 88 oo uu qurbajoog aad u badan lawadaagay taariikh kooban oo ku saabsan kaalintii Dhaqanka Soomaaliyeed ay ka qaateen xalintii khilaafaadka qarab burburkii kadib(1990-2014)

anwar

Hoos ka Dhagayso Barnaamijkaan oo Dhamaystiran:

[audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/12/88-1418436848.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso