Dr Baadiyow ama Prof Cabdi Ismaciil Samatar midkood oo badelaya Xasan Sheekh (War hoose)

Filed under: Important News,Wararka |

Warar si hoose ugu soo dhacay P/O ayaa noo xaqiijiyay in uu jirro kacdoon ay shacab badan oo Soomaaliya wadaan oo ay doonayaan in ´Hogaanka Soomaaliya lagu badalo ruux karti aqoon iyo qadiyad leh isla markaana si fiican loo yaqaan taariikhdiisii hore.’

Waana sababta hadda Mooshinka looga keenay Xasan sheekh si markaas xukunka looga qaado.

Waxaana si fiican loo hadal hayaa in Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo DR baadiyow ay yihiin niman ka bixi kara hawshaas isla markaana dhanka wanaagga soomaalida u jihayn karra.

Markasta la soco xaaladaha u danbeeyay ee dhanka falanqaynta siyaasadda