Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi Oo Cabasho Doorashada La Xiriidha U Soo Jeediyay Madaxda Puntland Iyo Damjadiid

Filed under: Important News,Wararka |

Waxaa isa soo taraya shakiga laga muujinayo in ay kooxaha damjadiid hor istaagayaan nin kasta oo Soomaaliya ah oo xooggaa fariidnimo ku jirto, isla markaana ay dhanka madaxda maamul gobaleedyada u marayaan, waxaana ka mida Salaad Cali Jeele, hadana waxaa cabanaya Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi

One Response to Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi Oo Cabasho Doorashada La Xiriidha U Soo Jeediyay Madaxda Puntland Iyo Damjadiid

  1. Pingback: Dr Cabdiraxman Maxamed Cabdi Xaashi Oo Cabasho Doorashada La Xiriidha U Soo Jeediyay Madaxda Puntland Iyo Damjadiid - Daily Somalia Report