Ducaysane Golaha Wakiilada Puntland Yaan Salaanta Laga Qaadin, Waa Xaaraan Cunayaal (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Akhri Qayb kamida qoraallo aan horay uga qornay dhibaatada ay leedahay haddii xildhibaanka la iibsado ama uu xildhibaanku laaluush ku shaqeeyo

Agaasimihii hore ee Burcad-badeedda Puntland ducaysane ayaa aad u dhalliilay Golaha wakiilada puntland oo sheegay in ay dhuuntooda oo qura u shaqeeyaan sidaas la ajligeed waa in aan xitaa lala hadal oo lasalaamin meeshii lagu arko,