Faaqidaada Voa iyo Mooshinka oo hadaad dhegeysato ay kuu cadaanayso in Xasan Galbaday (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay baarlamanka Soomaaliya oo saddex sano ay u buuxsantay iyo xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka xildhibaannada qaar ay ka gudbiyeen madaxweyne Xasan Sheekh, ayaga oo sidoo kalena diiday baaqii bulshada caalamka ee ahaa in la joojiyo mooshinka.

Waxaa soo jeedinaya Cabdi Casiis Xuseen.

Faaqidaadda Toddobaadka