Fadeexad: Websaytyada HorseedMedia, Puntlandone iyo qaar kale oo Maap aan Xaqiiqda dhabtaa ee sida deegaanada Maamuladu uga arrimiyaan ka tarjumayn baafinaya

Filed under: Important News,Wararka |

Soomaaliga asalkaa waa midka marwalba Xaqiiqda jirta sheega, waa midka kan dulmi doonkaa runta u sheega oo yiraahda war dulmi umadeena uma habboona xitaa hadduu aabahaa yahay.

Soomaali farafadan oo ay ka midyihiin Beesha reer Sh Isxaaq ayaa Siyaasiyinta Somaliland ee doonaysa in Soomaaliya laka gooyo aad u diidan.
Somaliland gacanta kuma hayso Deegaanada Beesha Warsangaliga iyo Qayb kamida deegaanada Beesha Dhulbahanyte, hase yeeshee Maapka ay Websaytyada HorseedMedia iyo Puntlandone daabaceen –hALKAAN KA AKHRI waa mid aan xaqiiqda jirta ka tarjumayn oo u xaglinaya qolooyinka Dulmi doonkaa isla marrkaana Midnimadii Soomaaliyeed kala dhantaalaya.

Waakan Maapkii AY DAABACEEN EE AAN XAQIIQDA KA TURJUMAYN
amisomland

Waakan Maapka xaqiiqda ka tarjumaya ee u danbeeyay ee BBC soo daabacday, ama dhanka kale deegaanada Dhulbahante iyo warsangali waa deegaano aynan cidna maamulin ee ay isku haystaan Khaatumo, Maakhir, Somaliland iyo Puntland, marka Qofka Suxufigaa waxaa la rabaa isagoon cidna u xaglinayn in uu xaqiiqda jirta sheeggo, laakiin haddii uu xaqiiqda diido waa MUNAAFAQ.
somali current map