Farmaajo Oo Qafis Lagu Xirtay iyo Talo Loo Jeedinahyo

Filed under: Articles,Important News,Wararka |

talo

-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Waxaan ku wargallinaynaa 08-02-2017 taariikhda baal dahaba gashay baa Farmaajo loo dhiibbay, ogow doorashaadii Farmaajo Soomaaliya meel aan laga soo dhawaynin in aynan jirrin, Hargaysa, Boosaaso,Jigjiga, Gaarisa, Muqdisho, Cadaado, Dibadaha meel ay Soomaali joogtaba.

-Ma ahayn jacayl gaara oo Farmaajo loo qabo, ee himilada shacabka Soomaaliyeed in uu fulliyo bay ahayd.

-Arrintii dhacday usbuucii dhawayd ee ahayd dhiibiddii Cabdikariin Qalbi-dhagax, taasaa daaqadda ka saadhay hankii shacabka Soomaaliyeed ay qabbeen, haddaad ogatahay iyo hadaadan ogaynba aday kuu taallaa.

-Dad wax qora ama wax akhriya in aynan ka shaqaynan xafiiska Madaxwaynaha ayaa halkaa ka cad, waliba kuwa uu farmaajo tooska u magacawday weeye kuwa ugu liita, sida Fahad Yaasiin iyo Cabdirisaaq Shoole.

-Marka Xafiiskaaga waa in aad jawaasiista ka sifaysaa, iyo wasaaradaha oo dhan.

-Madaxwayne ma akhrisay  warqaddii Yuusuf Garaad, iyo warqaddii Golaha wasiiradu soo saareen oo ay uga hadlahayeen arrinka Qalbi Dhagax.

-Qofkii wax qora ama wax akhriya wuxuu garanahayaa waxay Saxiixeen, Mahad Salaad iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Maxamed Jaamac Mursal (Geele)

-Waxay saxiixeen sharci ma ahayn, wax wax lagu dhiibana ma aynan ahayn, Golaha shacabka  lama keennin sharcina ma ahayn in wax lagu dhiibbo.

-Balse warqaddii Golaha wasiirada kasoo baxday, baa waxay sharciyaysay ONLF in ay tahay argagixiso, qaranka Soomaaliyeedna darteed uu u burburray, oo waxaa isaga dhex darsamay, dadka xaqooqda u dirirahaya iyo dadka argagixisadaa miyaa, oo waa isku buuqeen.

-Arrintaasna waxay noqonaysaa arrin la isaga dabatago, ee ma ahan arrin la isaga harahayo.

-Waxaan talo kuugu soo jeedinaynaa.

In dawladda lakala furfuro, oo waxaa la rabaa in Golaha shacabka iyo Golaha senetk iyo Madaxwaynaha in aan loo dhaxaynin.

-Wasaaradda Gaashaan-dhiguna in ay Xamar ku shaqayso, oo Madaxwaynaha ay hoos timaado, oo sharcigaas baarlamaanka la marsiiyo.

Golaha shacabkana in Kismaayo la dajajiyo oo ay ku shaqeeyaan.

 

-Gobalada kale ee nabaddaa in Wasaaradaha qaar lakala geeyo.

156-da shirkadood ee aan la aqoon waxay qabtaan ee xalane degan in baaritaan lagu sameeyo oo kadibna lahubiyo wixii sharciyad ku joogga, waxa kalena wadanka laga saarro.

-Illaa 5000 oo ardayda dugsiydaa sare iyo Jaamacadaha kasoo baxa loo tababaro, saraakiil Boolisa iyo sir-doon

-In uu Madaxwaynuu soo bandhigo wadanka siyaasadda lagu hagahayo dal iyo dibadba oo maamul gobaleedyada iyo shacabka Soomaaliyeed lala wadaago, oo dadka aqoonta u leh uu lala kaashado, oo siyaasaddu ay noqon warqad qura ee uu Yusuf Garaad qore, iyo nin ka la afduubto oo Itoobiya laga iibsado.

  • Weerarkuna hadduu kugu billaabanahayaa oo Qalbidhagax waa bilowgii iyo warqadda Yusuf Garaad qoray, waxaana ka danbeeyay ragga xafiisyada kula fadhiya oo aad u  malaynayso in ay talo kusiinahayaan.
  • Wixii sharci u baahanna in Baarlamaanka la horgeeyo.

Qore Warsame Axmed

 

9 Responses to Farmaajo Oo Qafis Lagu Xirtay iyo Talo Loo Jeedinahyo

  1. DAWLADDA FARMAAJO XAALKEEDU WAA:
    “NEEF GAWRACANI GEEDO KAMA WAABTO.”
    WAQTIGII HADALKA IYO HUBSIINADA INTAA BUU
    KU EG YAHAY. SHACABKU WAX BUU HUBSANAYAY.
    SHACABKU MA DEGDEGIN. DAWLADDU WAXAY INOO
    CADDEYSAY IN AY LA-HAYSTE U TAHAY
    XABASHIDA.
    TALLAABADA XIGTA EE DADWEYNAHA IYO
    BARLAMAANKABA WAA INAY NOQOTAA XALKII KAMA
    DAMBEYSTA AHAA EE EE LOOGU GOGOL XAARAYAY
    MUSTAQBALKA IFAYA EE DALKEENNA HOOYO.
    WAA DHAMMAADAY WAQTIGII HADALKA. WAXAA
    LA GAARAY WAQTIGII WAXQABADKA, MAALINTII
    NAFTI-HURNIMADA, DHARAARTII KALA BAXA.
    “YOWMUL FURQAAN”!
    WA BILLAHI TOWFIIQ.
    SOOMAALIYA HA NOOLAATO

    Abdulqadir Tallman
    September 7, 2017 at 3:22 pm
    Reply

  2. Farmaajo waa daacad laakiin lataliyaal buu u baahanyahey

    Dusha
    September 7, 2017 at 5:11 pm
    Reply

    • Farmaajo gaal wacal ah waaye.

      P.I.S
      September 10, 2017 at 6:57 pm
      Reply

  3. Nin sirdoonka Somalia uu shaqeeyo ayaa sheegey in Farmaajo dadaka qurbaha ka imaaday oo Muqdisho taga Itoobiyo ka ibiyo si qarsoodi ah. Sarkaalkan ayaa yiriin jeel itoobiyo ku yaalo soomali abdan oo Muqdisho laga soo qabqabtay ku xiranyahiin.

    Cabdirisaaq
    September 8, 2017 at 8:38 pm
    Reply

  4. SHEEKH CAAN OO LAGU MAGACAABO SHEIKH USC BAA DAAROOD U TIRIYAY QASIIDADAN:

    DAAROODKII DAKHRANAAYOW,

    KII AAN DUUDKA KA SAARRAA,

    HANTIDIISII KU DEKEEYOW,

    DIBNA AAN SOO ORANEYNIN,

    KII AMAANTEEY KU DIKRAAYOW,

    KOLKA AAN DAABKA KU GEEYOW.

    WELIGAABA II DULLEYSNOW,

    WAAD DAGAALLAMI WEYDEE.

    Eerible Faranfar
    September 9, 2017 at 1:43 am
    Reply

  5. Maqaalka dhamaantiis wuxuu isugu soo dhamaanayaa Muqdisho caasimadda ha laga raro/war muqdisho waa Somalia/dhaqaalaha ay hadda dowladda ku shaqeyso wuxuu ka soo baxaa Muqdisho marka laga reebo lacagta Turkida ee budget support/Somalia waa Muqdisho oo/awal waxaa ka hadli jirteen reer baa heysta hadda waxaa madaxweyne ka ah Faramaajo waa la yaqaanaa reerka uu ka soo jeedo/waxaa ku haya cudur aan dawo laheyn/Addis ababa waa Adiss Ababa waligeed ayay ahaan doontaa/Nairobi waa Nairobi waligeed Nairobi ayay ahaan doontaa/Garowe waa Garowe waligeed Garowe ma dhaafi doonto/Welcome to Muqdisho waa ku nolaan kartaa walaal iska iloow wixii hore/dhamaan dadkiinii hore waxay soo geli jireen Muqdisho iyaga oo aan waxba heysan weyna ku najaxi jireen siyaasad iyo dhaqaale dib eeg taariihkda dadkii Majeetiiniya ka soo haajiray ee Muqdisho soo galay kuligood way najaxeen.

    Geele
    September 9, 2017 at 6:30 am
    Reply

  6. DEG DEG

    Sedex wiil reer Canada ah oo wacalka Farmaajo ka ibshay Itoobiyo.

    Nacala qabaha Farnaajo asago qarax lagu dilo.ama la toogto mahaane Somalia nabad ka fog.

    OGADEN RESISTANCE ARMY(O.R.A)
    September 9, 2017 at 10:40 am
    Reply

  7. Gaalka Farmaajo waa wacal ilkayar ah oo cuqdad Kablalax ka qaba.

    Gaalka Farmaajo waqtigiis waa dhamaadshay, gaalka Farmaajo dhulka gaalada ayaa lagu celinahaya

    Kablalax
    September 10, 2017 at 9:28 am
    Reply

  8. Anaga madaxweyna Farmaajo ayaa tageersanahay. Ogadeen qabiil Itoobiya iyo Kinya dega waaye maxa ka galay waxa dowlada Somalia samayso?

    Itoobiya sheegateen ka dhexbaxa arrimaha Somalia.

    Gaalkacyo
    September 11, 2017 at 11:19 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *