Faroole Oo Ka Yaabay Musuqmaasuqa Doorashada: Hal Xaaraana Nirig Xalaala Ma dhashaa?? (Dhegeyso + Falanaqyn)

Filed under: Important News,Wararka |

Warbaahinta P/O ayaan Muddo laba sano ah kudaba taagnayn oo tooshka ku ifinaynay sidii qaldanayd ee uu Madaxwayne faroole u maamulayay xukuumaddii uu madaxwaynaha ka ahaa.

Maanta wuxuu Faroole ka cabanayaa maamul xumo iyo musuqmaasuqa ay xukuumadda xasan shiikh iyo kuwa maamul gobaleedyadu ku kacayaan.
Jaaniskaas faroole wuu soo maray in uu wax saxo dib danbe si uu ugu soo maraa way adagtahay, haddii uu maamul wanaagga Puntland ka shaqayn lahaa markii uu jaaniska haystay maanta ayuu ku baxsan lahaa.

Waxaba waxbay dhaammaan waxa uu faroole cidwalba kaga fiicanyahay waa tanaasulaaddii uu tanaasulay markii doorashada looga badiyay

3 Responses to Faroole Oo Ka Yaabay Musuqmaasuqa Doorashada: Hal Xaaraana Nirig Xalaala Ma dhashaa?? (Dhegeyso + Falanaqyn)

  1. Pingback: Faroole Oo Ka Yaabay Musuqmaasuqa Doorashada: Hal Xaaraana Nirig Xalaala Ma dhashaa?? (Dhegeyso + Falanaqyn) - Daily Somalia Report