Faysal Cali Waraabe: Nicholos kay wuxuu wadaa 18-kii Gobol ee Maxamed Siyaad Barre 50% Beesha Daarood u sameeyay (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Faysal Cali Waraabe ayaa aad uga hadlay Jubbaland oo aad moodid in uu xaqiiq jirta uu iska indha saabayo.

Halkaan ka akhri buugaagtii ay Ingiriisku ka qoreen 1914 sida ay Beelaha Soomaaliyeed u kala daganaayeen Jubbaland

Dad baddan baa iswaydiinaya intii Maxamed Siyaad Barre xukumayay Soomaaliya yuu u hiiliyay, mase is waydiiyay Faysal Goormaa Daarood beelo kale dhulkooda baad xoog kula wareegay.

Hal Degmo oo Daarood ka qaaday Beelaha Hawiye ama Isaaq horta ma jirtaa, intaas ayaa Faysal jawaab uu ku qanco ugu filan.

somali-clan

One Response to Faysal Cali Waraabe: Nicholos kay wuxuu wadaa 18-kii Gobol ee Maxamed Siyaad Barre 50% Beesha Daarood u sameeyay (Dhageyso)