Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaaliland Ucid Faysal Cali waraabe ayaa aad uag hadlay Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysal wasaaraha.

Faysal oo waraysi siiyay R_Kulmiye ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay Khilaafkaan maadaama ay Malaayiin Soomaaliya maanta dhibaataysanyihiin.

Waxaa la isku haystaa waa awoodda iyo dastuurka, waxaana haboon in awoodda ama Madaxwaynaha ama raysalwasaaraha loo daayo ama mi cad shaqada lowgu qaybiyo.

Finland iyo Faransiiska iyo Ethiopia Awoodda Madaxwaynaha waa layaqaan tan Raysal wasaarahana waa layaqaan.
faysal cali waraabeHoos ka dhegeyso.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/10/faysal-cali-waraabe-Khilaafka-Madaxda.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso

One Response to Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Khilaafka Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha (Dhegeyso)