Faysal Cali Waraabe: Shacabka Soomaaliland looma ogala in ay Soomaali wax la qaybsadaan, Horgale aan shacabkiisii matalin baa na wareershay

Filed under: Wararka |

Gudoomiyaha Xisbuga Ucud Ingineer faysal Cali Waraabe ayay markii ugu horaysay afkiisa kasoo baxday in Shacabka Soomaaliland meelwalba laga hor istaagay isla markaana aanu wax sharciya ka jirin maamulka Soomaaliland.

Bal Guurtidaan eegga meesha iska farfardhida yaa u kordhiyay, sharcigee dhigaya Hogaamiye dhaqameed 45 sano kayar, waa wada 25 jir, yaa u o golaaday in ay is dhaldhalaan, maxaa diidaya in beelu soo doortaan Hogaamiye dhaqameed marka kii hore meesha ka baxo.

Dhanka kalena waxa uu weeraray Horgalayaal aan reeraha ay kasoo jeedaan matalin oo meesha iska farfadhiya