Faysal Maxamed Xasan Falaalug: Madaxwayne Galaydh Wuxuu Xilkii Iga Qaaday Markuu Arkay In Siyaasadda Somaliland Kasoo Horjeedo

Filed under: Important News,Wararka |

double-face
P/O baan 5 sano ka hor ku daabacaynay in uu Cali Khaliif yahay laba-wajiili marin habaabinaya shacabka masaakiintaa ee reer khaatumo isagoo muddo dheer filin Holly-wood movie soo jilayay, laakiin soomaalidaa tiraahda war dhaxaaba cakaaruu iman.

Laba wajiilayn waa waxa aduunka ugu khatarsan waayo waa ruux ka been sheegaya waxa dhabtaa ee uu damacsanyahay isagoo waxwalba u maraya sidii uu uga mira dhalinlahaa ujeedkiisa hoose ee u qarsoon isagoo kuu qoslaya.

Akhri maqaal aan 4 sano ka hor ku daabacnay p/O.
Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac iyo Waxgaradka Beesha bah hararsame hadaynan Soomaaliland hoosta wax iskala ogayn maxay wiilashoodda uga dhaadhicin waayeen Fikirka sidii Laascaanood loo xoraynlahaa