Gaas iyo Axmed Madoobe Oo Sheegay Dhagaalihii Dawlad Gobaleedyada Beesha Caalamka Ugu Talagashay In Aynan Xamar Soo Dhaafin

Filed under: Wararka |

Wali waxaan hirgallin hanaankii DFS uu ku shaqaynlahaa, waxaanad mooddaa in madaxda DFS ay u shaqaynayaan siduu xukuumaddii dhexe ee Dawladdii Siyaad Barre.
Dawlad Gobaleedyada qudhooda ayaa iska qaraab taga oo aan waxba ka dhegaysan Madaxda DfS, mana jirto hanaan canshuuraha la isku waafijiyay.

Hase yeeshee dhaqaalihii beesha caalamka ka imanayay ayaan soo dhaafin magaalada Muqdisho, waana arrinka ay ka cabanayaan Madaxda Puntland iyo Jubbaland Gaas iyo Axmed Madoobe.

Hoos ka daawo cabashada.

3 Responses to Gaas iyo Axmed Madoobe Oo Sheegay Dhagaalihii Dawlad Gobaleedyada Beesha Caalamka Ugu Talagashay In Aynan Xamar Soo Dhaafin