Gablax: 66-Gole siyaasadeed Goobood waa in Puntland laga hirgasho oo Gole siyaasadeed kasta ay soo doortaan hal Xildhibaan(Dhegeyso)

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Shacabka Soomaalida iyo kuwa Puntlandba horey uguma baraarugsanayn wax layiraahdo Gole siyaasadeed, sidaa aawadeed shabakadda P/O waxay si aad u qotodheer ugu hambalyaynaysaa sida wanaagsan ee uu Aqoonyahan Gablax shacabka ugu sharaxay muhiimadda abuuridda Gole siyaasadeedyo ama 66 Goobood oo laga soo kala doorto 66da xildhibaan ee Puntland, sidaa si le’egna ay Shacabka Soomaalida kale kaga daydaan, waa Talo soojeedin aad u xigmad badan runtii inkastoo shacabka Soomaalidaa ee maanta nool aynan qaymayn karrin arayada xigmadda xambaarsan iyo kuwa aan xigmadda xambaarsanayn.

Hoos ka dhegeyso XIGMADAN CUSUB EE KU SAABSAN GOLE SIYAAASADEEDYADA EE UU AQOONAYAHAN CABDIRAXMAAN GABLAX KA TALO KEENAY

gablax 66 Gole Siyaasadeed


2 Responses to Gablax: 66-Gole siyaasadeed Goobood waa in Puntland laga hirgasho oo Gole siyaasadeed kasta ay soo doortaan hal Xildhibaan(Dhegeyso)

  1. Pingback: Is bar Bar Dhig Nidaamka Doorasho ee Maraykanka Iyo Finland Kee Hanaan Cadaaladeed U Dhaw | Puntland Observer

  2. Pingback: Dhegeyso constituency ama Gole Deegaan Siyaasadeed Waa Aasaaska Hirgallinta Nidaam Siyaasadeed Soomaaliya By Ibrahim Gablax | Puntland Observer