Gablax Oo Ka Hadlay 4 Sano Ka hor in Shacabka La diiwaangaliyo Inta Aan Xisbiyo La Samayn iyo arrinkiii oo Wali Taagan (Dhegeyso

Filed under: Important News,Wararka |

Gablax-2
Arrimihii uu Gablax 4 sano ka hor ka hadlayay ayaa wali taagan, waayo illaa hadda shacabka Puntland lama diiwaan galin, marka shacab aan la diiwaan gallin sidee xisbiyo lowgu samaynayaa.

Wali dhibaatada ugu wayn ee Soomaaaliya caqabadda ku ah waa hanaanka xildhibaanada loosoo xulo oo aan sax ahayn, illaa hanaankaas la saxo Soomaaliya wax xal ah ha ka sugin

Dhegeyso Gablax oo 4 sano kahor ka hadlay.

Ama halkaan ka eeg qormooyin aan xili hore ka daabacnay
Dhgayso: Musharax Gablax sanad kahor muxuu kayiri arrimaha Puntland ee muhiimkaa sidda (Dawladwanaag, Horumar dhaqaale, Diinwaangalin iyo Dimuqraadiyadayn, Jiriifka Badda) “dhagayso warbixo fara badan”

One Response to Gablax Oo Ka Hadlay 4 Sano Ka hor in Shacabka La diiwaangaliyo Inta Aan Xisbiyo La Samayn iyo arrinkiii oo Wali Taagan (Dhegeyso

  1. Pingback: Gablax Oo Ka Hadlay 4 Sano Ka hor in Shacabka La diiwaangaliyo Inta Aan Xisbiyo La Samayn iyo arrinkiii oo Wali Taagan (Dhegeyso - Daily Somalia Report