Galaal oo Marlabaad Cadeeyay Dagaalkii 77 In Ruushku Soomaalida Ku Qalqaaliyay Oo Arrinku Daarnaa Dagaalkii Qaboobaa ee Nato iyo Warso, Somalidana la Isticmaalay

Filed under: Important News,Wararka |

Galaal ayaa sheegay sababta ay Soomaalidu ugu dhiiratay in ay weeraraan Ethiopia in ay salka ku haysay dagaalkii qaboobaa ee Warso Iyo Nato, oo markii Wadamadii Shuuciyiyadda lagala wareegay Egypy ay markaas midowggii sofiyeeti go’aansadeen in ay dalal badan oo taageersan siyaasadda Galbeedka xukuumadahooda la in qilaabo.

Galaal ayaa horay u sheegay in Ruushku Soomaalida ku booriyay in ay dhulkii ka maqnaa la soo noqdaan.

Ruushka ayay u jeedadiisu ahayd in dalalka reer Galbeedka taageersan loosoo weeciyo dhanka Ruushka.

Laakiin markii Xayla salaasa la dilay oo Mingiste Qabsaday oo mingiste kusoo biiray dalalkii Warso, ayaa Soomaalida loo sheegay in ay dagaalka joojiyaan maadaama Ruushku dantiisii gaaray.

Waana halkaas halka Ruush iyo Soomaali iska qabteen.

Hoos ka daawo qaybihii hore.
Generaal Galaal Oo Kashifay Sir Badan Iyo Dagaalkii 77 In Uu Ruushku Soomaali Kula-taliyay In Ay Dhulkii Ka Maqnaa Lasoo Noqdaan (Daawo)