Galaydh oo sidii dabeecaddiisu ahayd Puntland sii aflagaadeeyay markii uu Buuhoodle kasii dhoofayay si uu u xodxoto Beelaha Muqdisho siina amaanay reer Muqdisho (falanqaybn Kooban)

Filed under: Wararka |

Cali Khaliif ayaa Shaxdiisa Siyaasadda markuu ciyaarayo bud dhig uga dhigo in uu Saxafadda ka dacaayadeeyo reer Puntland si uu usoo dhawaysto Beelaha ay Puntland xurguftu ka dhaxeyso.

Siyaasadan ayuu Cali Khaliif aad u ciyaarayay illaa xilligii uu Cabdullaahi Yusuf Madaxwaynaha ahaa.