Galmudug Oo Baabuurta Qudaarta Wada Ee Baladwayna Ka Yimaada Ku Khasabay In ay Qudaarta Ku Dajiyaan Dhanka Galmud/Gaalkacyo

Filed under: Wararka |

Kadib markii uu maamulka Puntland amar kusoo saaray in baabuurta Puntland u socda ay wixii rara ku wareejiyaan baabuurta ka diinwaan gashan Puntland.

Puntland ayaa ku doodaysa in baabuurta koonfur ka timaadda ay argagaxisadu kusoo gabadaan.
Galmdug ayaa la aaminsanyahay dagaaladii ay gaalkacyo ka wadeen in uu doorka ugu wayn ku lahaa isbadalkaas dhanka baabuurta.

Maamulka galmudug ayaa hadda ku amray baabuurta qudaarta wada in ay wixii rara ku dajiyaan xaafadda Baraxlay ee Gaalkacyo isla markaana ciddii qudaar u baahata ay halkaas ka doontaan

qudaarta-galmdudug

qudaarta-galmdudug2

11 Responses to Galmudug Oo Baabuurta Qudaarta Wada Ee Baladwayna Ka Yimaada Ku Khasabay In ay Qudaarta Ku Dajiyaan Dhanka Galmud/Gaalkacyo

  1. Pingback: Galmudug Oo Baabuurta Qudaarta Wada Ee Baladwayna Ka Yimaada Ku Khasabay In ay Qudaarta Ku Dajiyaan Dhanka Galmud/Gaalkacyo - Daily Somalia Report