Garaad Cabdullaahi Cali Ciid:Saadaashu ma wanaagsana sída ay madaxda DFS wax u waddo (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Garaadka Guud ee Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa saxaafadda la hadlay, Talooyin usoo jeedshay Gudoonka Shirka Cadaado iyo Madaxda DFS.
garaad ciid
Garaadka ayaa taageeray Fikirka Musharax Axmed Cabdi Salaan sida Garaadkuna sheegay ku dhiiraday in la badalo Dastuurka isla markaana la iska daayo sheegashada Deegaanada Puntland

Hoos ka dhegeyso

One Response to Garaad Cabdullaahi Cali Ciid:Saadaashu ma wanaagsana sída ay madaxda DFS wax u waddo (Dhegeyso)