Garaadka Guud ee Puntland Garaad Ciid: waan ognahay in Dawlada Kenya si ula kaca qaraxyada u sameeyeen si Soomaalida xoolahooda loo dhaco dumarkana loo kufsado, Xassan Shiikh Soomaali ma

Filed under: Wararka |

Afhayeenka Isimadda Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa maanta qarxay oo aad uga gilgishay sida Kiinyaatigu ay uga faa-iidaysanayaan kala qoqobnaanta Soomaalida iyo tacadiyada ay sida ula kacaa ugu gaysanayaan shacabka Soomaalida.
garaad ciid
Garaadka ayaa cambaareeyay Dawladda Kenya, sidoo kalena sheegay in aynan wadamadda reer Galbeedkaa oo illaashada jiritaanka dawladda Kenya aynan sidii larabin uga hadlin

[audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/04/Afhayeenka-isimada-Puntland-Garaad-Claahi-Ciid..mp3]

Ama Moobaalkaaga ka dhagayso