Geeljire laba jir Soo Wada mar (Daawo Taariikhda Ingiriiska 1700 Oo Sanay Islaynayeen)

Filed under: Wararka |

Aduunka oo dhan bay qowmiyaduhu walligood is layn jirreen, video-ga hoose eeg waa taariikhda Ingiriiska oo daqiiqado kooban lagu soo koobay, waxaanad arkaysaa siday isku soo layn jirreen boqolaal sano oo ay kala xukuayeen boqortooyiyooyin kala arragtiya illaa 1700 ay boqortooyada hadda dalka wali xukunta ay ka adkaadeen kuwii kale ee yaryaraa oo dalkii wada qabsadeen