General Gaafow oo marlabaad shaarka Dawladda dumar masaakiin ah waliba beelaha laga tirada badan yahay Guryahooda ku dhacaya (Cadaymo iyo Maqal)

Filed under: Wararka |

Waa markii labaad oo Gen Gaafow uu beelaha Muqdisho looga awoodda badanyahay uu Guryahooda Shaarka Dawladda ku dhacayo.

Soomaaliya waxaa dul saaran Ciqaab rabaaniya illaa ay garowsadaan in ay dhawraan xuquuqda aadanaha iyo Xayawaanka Deegaanka Soomaalida ku nool, waxay u badan tahay in ay saarnaato ciqaab rabaaniya Soomaaliya.

Markii Hore Soomaalidu waxay si xun ula dhaqmeen beelaha laga tirada badanyahay, markii danbana waxay laayeen Ugaartii duur joogta ahayd ee Gayiga kula noolayd, markii ugu danbaysanýna waxay waxaad mooddaa in ay caradaas rabaanigaa iyagii lagu ciqaabay.

Wali waxaa socota in xaqooda la duudsiiyo Beelaha laga tirada badan yahay daawo waxa dahcay.

Dib u Daawo Fadeexadii abid tii ugu waynayd: Gen Cabdulaahi Gaafaw oo Xoog ku haystay Illaa 1991-kii illaa 6 Guri, ayaa saxaafadda ay soo dhigtay gabar uu gurigeeda xoog ku haysto Ifraax oo nin Talyaaniya caruur u dhashay (Daawo Fadeexadda)