Golaha 1960 Oo Waraysi Muhiima La Yeeshay Gudoomiyaha Gobalka Mudug XASAN MAXAMED KHALIIF By Wariye Dhagood

Filed under: Golaha 1960,Important News,Wararka |

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????


Waraysigan uu gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Xasan Maxamed khaliif siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay xaaladda guud ee Gobolka Mudug ee dhinacyada dhibaatooyinka had iyo jeer ka dhaca degmada Gaalkacayo Sababaha keena iyo sababaha xalka loogu la’yahay in la soo afjaro colaada dhiigu ku qubto had iyo jeer.Sidoo kale wuxuu xusay horumarka ka socda gobolka guud ahaan.

Weriye Dhegood.