Goodax: 14 wasiir baan Raysalwasaraha uga codsanay in uu is Casili, waxaan u soconaa copenhagen si aan Shirka New Deal uga qayb galno (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Mudane Goodax wasiirka arrimaha Gudaha DFS isla markaana ah garabka Madaxwaynaha ayaa sheegay in illaa 14 wasiir oo kamid yahay ay saxiixeen warqad ay Raysal Wasaaraha kaga codsanayaan in uu is casilo.

Dhanka kalena Gaadax ayaa ka waramaya in Wasiiro uu kamid yahay ay ka qaybgalayaan Shirkii NewDeal ee Danmark copenhagen.
goodax
Arrimahaan ayaad mooddaa arrimo is burinya, maadaama

Hadaba waraysi arrinkaas kusaabsan ayaa waxaa la yeeshay Voa.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/11/Goodax.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso