Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobay oo warbixin xasaasiya kasoo saaray DFS (Dhegeyso)

Filed under: Wararka |

Warbixin ku Saabsan Somalia oo loo Gudbiyay Q/M

Kooxda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan la scoodka cunaqabateynta iyo xaaladaha waddamada Somalia iyo Eritrea ayaa soo saarey warbixintoodii sannadlaha ahayd.

Warbixinta kooxda ay ka soo saartey arrimaha Somalia ayaa ka kooban 461 bog, waxaana lagu xusey arrimo dhowr ah sida colaadaha, dagaalka lagula jiro Al Shabab, maareynta maaliyadda Somalia, burcad badeedka iyo jebinta cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia.

Dhegayso: Warbixinta Guddiga dabagalka Cunaqabantayne Qaramada Midoobay ee Somalia

[audio:http://av.voanews.com/clips/VSO/2014/10/16/a0dd7e02-4457-430e-bd25-23d6a3ac0525.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso