Gudoomiyaha Gobalka Bari Dhedo: 7-da Alshabaab 6 kamida waa Reer baydhabo, Boosaaso 30 Kun Ay reer Baydhbaa Ku Nool (Daawo)

Filed under: Wararka |

Reer Puntland ayaa la yaaban sababta ay reer Baydhabo weerarka ugu soo qaadeen Puntland mar haddii reer Baydhabo si wanaagsan lowgu soo dhaweeyo.

waxaa kaloo cajiiba waxa reer Baydhabo u badiyay kooxaha argagixisadaa, hadana ay Puntland weerarka ugu yihiin.

Hoos ka daawo dhalinyaro isa soo dhiibay.

7 Responses to Gudoomiyaha Gobalka Bari Dhedo: 7-da Alshabaab 6 kamida waa Reer baydhabo, Boosaaso 30 Kun Ay reer Baydhbaa Ku Nool (Daawo)