Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Loo Doortay Farxaan Cabdi Gaafaa

Filed under: Wararka |

Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa u doortay Gudoomiye ku xigeen Farxaan Cabdi Gaafaa, halka ay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka U doorteen Maxamuud Yaasiin Tumey.
deeq
Hanaanka doorasho ee Degmada Gaalkacyo ayaa wali ku astaysan hannaanka 4.5, waxaanan wali loo gudbin hanaan doorasho ee one man one vote, waxay hallay soo bandhigeen musharaxiin u tartamayay Golaha deegaanka Gaalkacyo in ay isbadal ku samayn lahaayeen hannaanka canshuuraha haddii ay xilka ku guulaysan lahaayeen.

Hanaanka loo uruursho canshuuraha ayay musharaxiintu ku dhaliileen in uu yahay mid aan casriga la jaanqaadin wali oo si fudud loo musuqmaasuqi karo

One Response to Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Loo Doortay Farxaan Cabdi Gaafaa

  1. Pingback: Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Loo Doortay Farxaan Cabdi Gaafaa - Daily Somalia Report