Guul Kale: Axmed Xuseen oo Loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyadaha Dalka Canada

Filed under: Important News,Wararka |

Axmed xuseen
Isku duubnida Soomaalida Canada ayaa sabab u ahayd in AxmedXuseen uu noqdo Xildhibaan Qaran ee Canada, ogow maraykanka in aad noqatid xildhibaan qaran ama wakiil Gole Deegaan Siyaasadeed (constituency) waxaad u baahantahay helitaanka codka 600 oo kun oo qof cecelis akhri qormooyinkaan

Waa markii labaad ee ay Soomaali faraxdo maanta kadib markii ay saakay Xildhibaanda Galmudug la xisaabtameen Siyaasi Dayuus, runtiina waxay u ahayd siyaasi dayuus cashar aad u fiican in ay dareemaan dhamaan siyaasiyiintaan dayuusiintaa ee masiirkii umadda ee lagu aaminay ee dadku lahaayeen maalinta xilka loo dhaariyo wixii ka danbeeya isa siinaya oo masiirkii umadda jeebka gashanaya.

Axmed Xuseen oo ka soo jeeda Hargeysa ayaa hadana ah Nin aaminsan midnimda Soomaalida

Waxaan hambalyo u diraynaa dawladda Canada oo uu ka jiraa nidaam cadaalad ah oo wax u ogalaatay SOomaalidii dalkooda mudada yar joogtay.

2 Responses to Guul Kale: Axmed Xuseen oo Loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyadaha Dalka Canada

  1. Pingback: Guul Kale: Axmed Xuseen oo Loo magacaabay Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Jinsiyadaha Dalka Canada - Daily Somalia Report